Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Ma loo baahnaa yagleelida Hay’ada PID?
    Puntland

    Ma loo baahnaa yagleelida Hay’ada PID?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 10, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Yagleelida Hay’ad ugaar ah Diiwaangelinta Bulshada PL oo bixisa Aqoonsi,waa loo baahnaa.

    Xilligii MW Gaas,ayaa la yagleelay,balse ma Shaqayn oo Wasaarada Arimaha Guduhu ma socod siin.

    Aqoonsi bixinta,waxaa iska leh DG-ka marka laga hadlayo nidaamka Fadaraalka,sidaa daraadeed PL kuma khaldana samaysashada Hay’adan.

    Tusaale?

    Sadexdan ID,waa 3 Gobol oo Kamid ah Dalka Canada…

    1. Dawlad Goboleedka Ontario oo Caasimadiisu Tahay Toronto.

    2: Dawlad Goboleedka Alberta oo Caasimadiisu Tahay Edmonton.

    3: Dawlad Goboleedka British Columbia Oo Caasimadiisu Tahay Victoria.

    Nidaamka Federaalka ah Dawlada Dhexe Basaboorka iyo Wasaarada arimaha Dibada ayay masuul ka tahay wixii kale Shaqo kuma lahan

    Baahi,ayaa loo qabay Hay’adan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.