Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Ma waxaa jira qorshe dagaal oo Maamulka Deni ku qaadayo Xerada Ilmo Diyaano?
    Puntland

    Ma waxaa jira qorshe dagaal oo Maamulka Deni ku qaadayo Xerada Ilmo Diyaano?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 16, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxay xaqiijinayaan Saraakiil muhiim ah oo ka mid ah Ciidamada in aysan jirin wax duulaan ah oo Maamulka Deni ku qaadayo Bosaso.

    Dhanka kale,waxaa jira Tusaalooyin la aamini karo oo xoojinaya hadalka Saraakiisha,kuwaasoo ah sii daynta la sii daayay Wiilkii Wariyaha u ahaa Ilmo Diyaano iyo Deni oo Odoyaal utagay uxaqiijiyay in Dhaawaca ay ka dhoofsan karaan Ilmo Diyaano Garoonka oo aan sinaba loogu diidayn.

    Saraakiisha,ayaa usheegay Idil News in Diyaar garowga la dareemayo ku salaysan yahay Guluf Buuraha Bari lagu qaadayo kaasoo ka dhan ah argagixisada ku dhuumaalaysata.

    “Dhawaan MW iyo Saraakiisha Ciidanka,waxay degi doonaan Talis KMG ah oo laga samaynayo Carmo,kaasoo laga hagayo dagaalka Buuraha lagu qaadayo”Ayuu yiri mid ka mid ah Saraakiisha.

    Maamulka Deni,ayaa soo saxay ama meesha ka saaray caqabadihii ka jiray Gobollada Nugaal iyo Mudug,waxa uuna usoo jeestay Gobolka Bari iyo caqabadaha ka jira.

    Sida muuqata qorshaha dagaalka argagixisada ee Buuraha Bari,waxaa ka xun Xasan Shiikh maadaama uu ku fashilmay isagu dagaalkii argagixisada,waana sababtaas mida uu ucarqaladaynayo hawlgalka,isagoo Gacmo gudaha PL ah adeegsanaya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.