Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maalinta la dhamaystiray Dastuurka Dowlada Puntland
    Puntland

    Maalinta la dhamaystiray Dastuurka Dowlada Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 15, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maanta,waa Maalin Taariikhiya oo muhiim u ah Puntland,waana Maalintii uu furmay Shirkii lagu yagleelay PL ee Dastuuriga.

    Udiyaargarowgii ama tashigii Shirka Dastuuriga ee Puntland,ayaa loo asteeyay 15-May 1998 in uu Garowe Ka dhaco,waxaana kasoo baxay baaq.

    Baaqa,ayaa Beesha caalamka dhaqaale lagu weydiistay looguna Mahadnaqay.

    Si lamidna SSDF,waxaa looga mahadnaqay diyaarinta iyo dhaqaale ku bixinta Shirka tashiga 10/3/98 ilaa 12/3/98.

    22 December 1997-dii ayay Masar dhigtay wadahadalo Somaliyed wax lagu sheegay,balse lagu heshiisiinayay garabyadii USC.

    Waxaa xigay Shirarkii Feb 1998-dii la isku yimi iyo kii Wadatashiga Shirka oo lagu yagleelay Shirka Dastuuriga Puntland ee 15-May furmay kaasoo la soo gabagabeeyay dhamaadkii July,waana halka ay ka timid 1-da August ee loo dabaaldego.

    Hawl iyo dhismo wanaagsan

    Suldaan Saciid Mohamed Garasse

    Guddoomiyha Shir-guddoonka, Garoowe, 12 /3/98.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    March 26, 2026

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.