Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Wasiirka Ganacsiga Soomaliya ayaa shaqo joojin ku sameeyay Maareeyaha Guud ee Heyβadda Taya-dhowrka Aadan Xasan Barre, waxaana si KMG u sii heynayo xilka Maareeye Kuxigeenka Heyβadda.