Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Madaxa UNDP oo gaaray Garowe kadib Mashaariicdii PL oo ……
    Puntland

    Madaxa UNDP oo gaaray Garowe kadib Mashaariicdii PL oo ……

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 5, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Beesha Caalamku,way ka dhabaysay balanqaadkeedii ahaa in PL loo fasaxayo qoondada ay ku lahayd Mashaariicda horumarineed.

    Madaxa UNDP oo qaybta Qaramada Midoobey ee ay taalo Mashaariicda iyo dhaqaalaheeda,ayaa soo gaaray Garowe.

    Madaxweynaha iyo Golaha Wasiirada,ayuu kula kulmay Qasriga Madaxtooyada.

    Mashaariicda oo ukala baxda kuwo Safaaraduhu toos umaalgeliyaan iyo kuwo lasoo marsiiyo hay’adaha caalamiga ah,ayay PL ku leedahay qoondo balaaran.

    Inta badan Villa Somaliya,waxay Siyaasadaysaa Mashaariicda horumarineed ee caalamku ugu deeqo Somaliya,kuwaasoo Nidaam ahaan ay Saxiix ku leedahay .

    Balse BC si cad ayay uga hor timid Siyaasadayntaas,waxaana toos loogu amray in Mashaariicda PL la fasaxo.

    Nidaamka Country System oo hada ay hoos yimaadaan Mashaariicda intooda badan,wuxuu dhacayaa 2026 markaas ayay ubadan tahay hadaan ka hor xal wada shaqayneed oo damaanadqaad leh aan la helin in PL aysan markale qayb ka noqon.

    https://twitter.com/jibril_qoobey/status/1787161406757843057?t=HwoSzms0DDjK07Pb5J9fkQ&s=19

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.