Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Madaxtooyada DR Congo ayaa xaqiijisay in Farmaajo ka codsaday Madaxweynaha Congo ahna madaxa Midowga Afrika in uu ka qeyb qaato dhex dhexaadinta Saamileyda siyaasadda ee ku lugta leh xaalada cakiran ee Soomaaliya.