Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Madaxwayne Waare oo shaaciyey xilliga ay dhacayaan Doorashooyinka Hir-Shabeelle (VIDEO)
    Puntland

    Madaxwayne Waare oo shaaciyey xilliga ay dhacayaan Doorashooyinka Hir-Shabeelle (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 23, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa si rasmi ah uga dhawaaqay xilliga ay bilaabanayaan xulista Xildhibaannada labaad ee Baarlamaanka Maamulkaas iyo doorashada hoggaanka Sare ee Hir-Shabeelle.

    Waare oo Baladweyne kula kulmay Safiirka Dowlada Sweden ee Soomaaliya Ambasador Staffan Tillander ayaa kala hadlay arrimaha doorashooyinka,waxaana uu sheegay in xulista Xildhibaananda Hir-Shabeelle ay bilaaban doonaan Bisha september ,sidoo kalena doorshooyinka Guud la guda geli doono Bisha Octoober.

    Sidoo kale waxaa uu sheegay in doorashada maamulka Hir-Shabeelle ay waqtigeeda ku dhici doonto,isla markaana Maamulka Hir-Shabeelle uu diyaar garoow ugu jiro sidii doorashadaas ay ku qabsoomi laheyd.

    https://www.facebook.com/Radiohalgan114/videos/217040255983302/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.