Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweynaha cusub Ee Kenya oo rajo xumo Mustaqbal usaadaaliyay Somaliya
    Somalia

    Madaxweynaha cusub Ee Kenya oo rajo xumo Mustaqbal usaadaaliyay Somaliya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 8, 2022No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha la doortay ee Kenya William Ruto,ayaa Soomaaliya ku tilmaamay dal ay ka jiraan caqabado ay adag tahay in wax laga qabto.

    Mar uu shalay la hadlayay barnaamijka Amanpour ee CNN ayuu xusay in caqabadahaas ay Somaliya wajaheyso ay ku jiraan arrimo amni oo soo jireen ah, haddana ay macaluul ku soo fool leedahay.

    โ€œCaqabadda Somaliya waa mid ay adag tahay in la maareeyo, la fahmo ama wax laga qabto,” ayuu yiri Ruto oo sheegay in uu horay ula soo shaqeeyay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

    โ€œWaxaan ku rajo weynahay inaan la shaqeyno Madaxweyaha Somaliya iyo beesha caalamka si aan u xallinno caqabadaha jira, Somaliyana ay ugu suurtagasho in ay iyadu danaheeda amni ka shaqeyso,โ€ ayuu yiri Ruto

    Madaxweynaha cusub ee Kenya William Ruto ayaa markii uu ku jiray ololaha doorashada waxa uu sheegay in ciidamada Kenya ee qeybta ka ah Howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS uusan ka soo saari doonin Soomaaliya.

    Waxay Somaliya ka mid ahayd dalalkii ugu horreeyay ee u hambalyeeyay Ruto markii uu guushiisa ku dhawaaqay Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Madaxabannaan ee Kenya, Wafula Chebukati.

    Madaxweynaha Somaliya Xasan Shiikh Maxamuud,ayaa markaas u hambalyeeyay Ruto, sidoo kalena khadka Taleefoonka ayay ku wadahadleen labada Madaxweyne, sida ay shaacisay Nadaxtooyada Somaliya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    October 22, 2025

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    October 22, 2025

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    October 22, 2025
    Latest Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Agaasimihii PDRC oo Cali Faarax oo geeriyooday

    Xasan Sh oo madaxa isku galiyay Laftagareen iyo garabka Shariif iyo Cumar

    Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo lagu soo dhaweeyay Ceerigaabo

    Madaxweynaha Somaliland oo gaaray Ceerigaabo

    Shirka amniga Gobolka Bari oo heer Madaxtooyo looga arinsaday

    Taliska cusub Ee Qaybta Booliska Gobolka Bari oo xariga laga jaray

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.