Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweynaha Fadaraalka oo kulan la qaatay Wasiirada Dastuurka iyo Gudiga Dastuurka
    Somalia

    Madaxweynaha Fadaraalka oo kulan la qaatay Wasiirada Dastuurka iyo Gudiga Dastuurka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 23, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Maanta Madaxtooyada Soomaaliya Kulan kala qaatay Guddiga Dastuurka Baarlamaanka iyo Wasiiradda Arrimaha Dastuurka u qaabilsan Maamul Gobolleedyada Dalka ka jira,waxaana sidoo kale Kulanka Goobjoog ahaa Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/llaahi,Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari,Raโ€™iisul Wasaare Kuxigeenka Xukumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed.

    Kulanka ayaa looga hadlayay Dardar gelinta Dastuurka KMG Soomaaliya iyo in laga heshiiyo waxyaabaha Muranku uu ku jiro sida Qeybsiga Kheyraadka Dalka,Mideynta Canshuuraha,Matalaada Gobolka Banaadir iyo Siyaasadda Arrimaha Dibadda.

    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Kulanka ka sheegay in Dhamaan ka qeyb galeyaasha laga doonayo in ay Mideeyaan Mowqifkooda ku aadan Arrimaha kor ku xusan,Maadaama Bisha Octobar ee soo socota 8-deeda Magaalada Muqdisho lagu qaban doono Shir dib loogu Eegayo Dastuurka KMG Dalka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    October 22, 2025

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    October 22, 2025

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    October 22, 2025
    Latest Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Agaasimihii PDRC oo Cali Faarax oo geeriyooday

    Xasan Sh oo madaxa isku galiyay Laftagareen iyo garabka Shariif iyo Cumar

    Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo lagu soo dhaweeyay Ceerigaabo

    Madaxweynaha Somaliland oo gaaray Ceerigaabo

    Shirka amniga Gobolka Bari oo heer Madaxtooyo looga arinsaday

    Taliska cusub Ee Qaybta Booliska Gobolka Bari oo xariga laga jaray

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.