Mooshinkan,wuxuu sii dhaawacayaa sharciyada Madaxweyne ee Xasan Shiikh ee Laba Bil wax ka yar.
Si gaar ah BC,ayuu ugu socdaa oo waxaa lumaya haybadii yarayd ee ay uhayeen Madaxweynaha wakhtigu kasii dhamaanayo ee Villa Somaliya.
Xasan,wuxuu galayaa 15 May,isagoo sii dhaawacan oo dhabarka Falaari uga taagan tahay.
Maalmihii ugu danbeeyay,ayay wadeen Xildhibaanadu diyaarinta Mooshinkan.
Halkan ka akhriso:-

