Madaxweynaha Kenya Uhuru ayaa gaaray Addis si uu ula kulmo RW Abiy isku daygii ugu dambeeyay ee lagu doonayay in xal siyaasadeed laga gaaro dagaalka Tigray. Madaxweynaha ayaa markii uu ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Bole waxaa ku soo dhaweeyay raβiisul-wasaare Abiy Axmed iyo madaxweyne Sahlework Zewde.
βWalaalkeyga qaaliga ah madaxweyne Uhuru Kenyatta waxaa lagugu soo dhaweynayaa gurigaaga labaad,β ayuu raβiisul-wasaare Abiy ku soo qoray bartiisa bulshada.




 
									 
					