Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseyn Rooble,ayaa soo dhaweeyay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo soo gaaray Muqdisho si uu uga qeyb galo xafladda caleemosaarka Maxadweynaha JFS Xasan Shiikh Maxamuud.