Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»MADAXWEYNAHA OO QAABILAY WAFDI KA SOCDA GALMUDUG.
    Puntland

    MADAXWEYNAHA OO QAABILAY WAFDI KA SOCDA GALMUDUG.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 14, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Gaalkacyo: 14 August 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ee Gaalkacyo ku qaabilay Wafdi ka socda Dowlad goboleedka Galmudug oo ka mid ah Dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.

    Wafdiga Galmudug oo uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Amniga Galmudug Mudane Maxamed Cabdi Aadan, waxaa ay isugu jireen Wasiiro, Saraakiil Ciidan, Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee dhinaca Galmudug Iyo Guddoomiyaha degmada Gaalkacyo ee dhinaca Galmudug iyo xubno kale Kulanka ayaa looga hadlay sii xoojinta ka wada shaqeynta nabadgelyada, amniga, isu-socodka , ganacsiga iyo horumarka degmada Gaalkacyo iyo guud ahaan Gobolka Mudug, iyo in Puntland iyo Galmudug ay sii wadaan dadaalkooda ku aadan in la xaliyo dhammaan colaadaha qabiil ee Gobolka kusoo noqnoqday.

    -DHAMMAAD-

    -XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND-

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    March 26, 2026

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.