Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Madaxweynaha Puntland oo baaq Nabadeed udiray Beelaha Somaliyed
    Puntland

    Madaxweynaha Puntland oo baaq Nabadeed udiray Beelaha Somaliyed

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 30, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Siyaasada Dowlada Puntland,waa Nabad iyo Nolol ay barbar socoto Difaaca karaamada,Qiyamka iyo Xuduudaha Dhulkeeda.

    (Gacana horumar,Gacana Difaac).

    Puntland marna qayb kama noqon colaad Gobolka ka dhacda,mana ku duulin Dhul kale.

    Tusaale,waxaa loosoo qaadan karaa Ceerigaabo oo ay PL si cad iyo si qarsoonba uga hor timid colaad laga huriyo,haatana Shirka Ceelbuh ay ugu baaqday Nabada in uu xoojiyo.

    Sideedaba Nabada,ayaa lagu kala ceeshaa oo lagu kala dhex tartamaa ee colaaduhu wanaag masoo kordhiyaan.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/12/AQPPIdsnLv3UopOocQl9BSKY-lSX-gu2rlbnG3xAJNmlBpNukhEISSBkQ6WKuSPCsqpHurYA-0rpZppI8ANt88l1.mp4
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.