Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Madaxweynaha Puntland oo ka hor-yimid ansixinta shirciga batroolka ee BFS+VIDEO
    Puntland

    Madaxweynaha Puntland oo ka hor-yimid ansixinta shirciga batroolka ee BFS+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 9, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa si cad uga soo horjeestay Sharciga Batroolka oo ay ansixiyeen Baarlamaanka labada Aqal ,kaas oo sidoo kale horey uga soo horjeesteen Xubnaha Aqalka Sare ee laga soo doortay deegaannada Puntland.

    Madaxweyne Deni ayaa sheegay in Puntland xeerkaas marnaba aan lagala tashan, isla markaana Puntland aysan marnaba wax ka ogeyn ansixinta Baarlamaanka Federaalka labada Aqal ee Soomaaliya.

    Madaxweyne Deni ayaa sheegay in waxwalba ay u baahan yihiin in laga wada tashado, hayeeshee ay u muuqato in Sharcigaas uu yahay mid ay wataan dad dano gaar ah leh, sidaasi daraadeedna Puntland wax shaqo ah aysan ku laheyn.

    Hindise sharciyeedka Bartoolka ayaa dhowaan waxaa ansixiyay Senatarada Golaha Aqalka Sare, kaddib markii ay horay u soo ansixiyeen Xildhibaannada Golaha Shacabka, iyadoona dood adag iyo buuq ay hareeyeen ansixintiisa.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.