Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweynaha Ukrain oo codsaday in Yurub aqbasho codsigooda
    Somalia

    Madaxweynaha Ukrain oo codsaday in Yurub aqbasho codsigooda

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 1, 2022No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky oo ka hadlayay Baarlamaanka Yurub isaga oo isticmaalaya videolink ayaa sheegay in ay muhiim tahay in la aqbalo in uu xubin ka noqdo midowga Yurub.

    “Waxaan u dagaalamaynaa xuquuqdeena,xoriyadeena, nolosheenna, waxaan u dagaalamaynaa badbaado, waana mid ugu sareysay ee dhiirigalinteena ah, laakiin waxaan sidoo kale u dagaalamaynaa inaan noqono xubin kamid ah midowga Yurub. Waxaan aaminsanahay in maanta aan qof walba tusnay waxa aan nahay”Ayuu yiri M.Ukrain.

    Hadii aan anaga kusoo biirno Midowga Yurub aad ayuu u xoog badnaan doonaa – taasina waa hubaal.

    Waxaan cadeynay awoodeena, waxaana hubaal ah in ugu yaraan aan isku mid nahay,marka waa in aad caddaysaan inaad nala jirtaan oo aadan garabkeena ka bixi doonin.

    Caddeeya inaad run ahaantii tihiin reer Yurub oo markaas noloshu waxay ka adkaan doontaa dhimashada, iftiinkuna wuxuu ka guulaysan doonaa Mugdiga.

    Ha sareyso Ukraine!”Ayuu hadalkiisa kusoo xiray.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    December 20, 2025

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    December 20, 2025

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    December 20, 2025
    Latest Posts

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    Faallo:-Yaa iska leh Eeda in ay Soomaaliya soo kaban waydo 30-sano kadib?

    Faallo:-Maamulada Koonfurta oo diiday qaaraan loo waydiiyay Laascaanood

    Maxaa ka jira saraakiil reer PL ah in ay Xamar ubaxsadeen?

    Wararkii udanbeeyay ee shirweynaha magaalada Kismaayo

    Wararkii udanbeeyay Ee Shirka Kismaayo?

    The One-Sided and Disputed Election Process Led by Villa Somalia Threatens Somalia’s Stability and State-Building Efforts

    Somali Identity, Race, and the Limits of Western Racial Frameworks

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.