Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweynayaal Afrikaan ah oo ka shiraya khatarta Daawooyinka sharci darada ah
    Somalia

    Madaxweynayaal Afrikaan ah oo ka shiraya khatarta Daawooyinka sharci darada ah

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 18, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hoggaamiyaasha todobo waddan oo Afrikaan ah ayaa shir laba maalmood socday ku yeeshay maagalada Lome ee caasimada dalka Togo, shirkaas oo looga hadlay waxyeellada ay daawooyinta been abuurka ah u geysteen dadka.

    Madaxweynayaasha dalalka Senegal, Uganda, Gambia, Niger, Congo Republic, Ghana iyo madaxweyaha dalka Togo Faure Gnassingbe oo martigeliyay shirka ayaa ka qeybgalay kulankan labada maalin socday.

    Madaxweynaha dalka Togo ayaa sheegay in daawooyinka been abuurka ah ay yihiin khatar bini’aadanimo oo maalinlle ah, haseyeeshee lasoo gaaray haatan waqtigii wax laga qaban lahaa.

    Dhanka kale khabiiro caafimaad ayaa sheegay in ilaalinta xuduudaha oo jilican ah iyo nidaamyada caafimaadka dawladaha Afrika oo daciif ah ay sabab u tahay in dad badan oo Afrikaan ah ay ku saamoobaan daawooyinka been abuurka ah.

    Madax badan oo qaarkood horey xilal uga soo qabtay qaarada Afrika ayaa iyagana ku sugan magaalada Lome, waxaan kamida madaxa hay’ada caafimaadka aduunka WHO mr Tedros Ghebreyesus.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.