Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullahi Deni, ayaa qasriga Madaxtooyada Dowladda Puntland ee Gaalkacayo ku qaabilay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafti uu hoggaaminayo.