Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Madaxweynaha Dowlada Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa caawa booqasho ugu tagay Gudoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ah Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyadoo sidoo kale ay kulanka qeyb ka ahayeen masuuliyiin kale.