Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Madaxweyne Biixi: Dowladda Farmaajo labadii Madaxweyne ee ka horreeyay waa xirtaa (VIDEO)
    Puntland

    Madaxweyne Biixi: Dowladda Farmaajo labadii Madaxweyne ee ka horreeyay waa xirtaa (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 16, 2019Updated:November 16, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Maamulka Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay Amniga Guud ee Degaanada Somaliland iyo Mandaqa Geeska Afrika, waxaana uu farriin u diray dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.

    Madaxweyne Muuse Biixi ayaa sheegay in ammaanka degaanada maamulka Somaliland uu wanaagsan yahay, islamarkaana ay jiraan tabashooyin ay qabaan qaar ka mid ah beelaha Somaliland.

    https://www.facebook.com/WarbaahintaMadaxtooyadaJSL/videos/840024083081027/

    Sidoo kale, Biixi ayaa xusay in Somaliland ay kamid tahay meelaha ugu Ammaanka badan Geeska Afrika marka laga eego dhibaatooyinka ka taagan Soomaaliya gaar ahaan Muqdisho.

    “Maanta Kismaayo dagaalbaa ka socda Xamar dagaalbaa ka socda oo dowladda Farmaajo labadii Madaxweyne ee ka horreeyay maalin walba way xirtaa waad arkeysaa halka la maraayo iyo Qaraxa ka taagan Puntland maanta waad arkeysaan dhibkaas oo dhan waxaa wadda dowladda Farmaajo laakiin wali way ku jirtaa tababar oo waxay kusoo wajahan tahay Somaliland”ayuu yiri Madaxweyne Biixi.

    Ugu dambeyntii, Madaxweynaha Maamulka Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa ku eedeyay Madaxweyne Farmaajo in uusan doonin dhismaha maamulada dalka ka jira, islamarkaana dagaallo uu ku sameynaayo dhaqaalihii uu caalamku ku taageeray.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.