Madaxweyne Cirro,wuxuu joogaa Switzerland.
Marka laga soo tago Shirweynaha dhaqaalaha ee halkaas ka socda Madaxweyne Cirro,wuxuu ku leeyahay kulamo muhiim ah.
Madaxda siyaasada,Madaxda hay’adaha dhaqaalaha iyo Madaxda hay’adaha caalamiga ah,ayuu ballan kula leeyahay Mw Cirro.
Cirro oo kusoo duulay diyaarad aan fasax ka haysan saadaasha Hawada ee Gacanta ugu jirta Dowlada haysata aqoonsiga QM,ayaa soo gaaray Davos.
Dowladaha Israa’iil iyo Imaaraadka Carabta,ayaa ka caawiyay socdaalkiisa iyo imaanshaha Shirkan iyo waliba usamaynta ballamaha Madaxda uu la ballansan yahay.
Mw Cirro,ayaa ubaqooli doona Shirka Davos kadib Israa’iil.
