Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Bilkasta Isniinta u horeysa u asteeyay maalinta uu Dadweynaha la hadlayo. Waxaana hadaljeedinta koowaad oo maqal iyo muqaal ah uu sameyn doona maanta oo ah Isniin.