Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdilaahi Deni, ayaa soo booqday Xarunta la socodka Doorashooyinka Sadexda Degmo, halkaas oo u kuur galay Sida ay qabsoontay Doorashadii maanta.
Madaxweyne Deni,ayaa Shacabka fariin iyo boggaadin u diray ka hor inta aan lasoo xirin Goobaha Codbixinta,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka