Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Deni oo hanbalyo udiray Gudoomiye ku xigeenka Labaad Ee Baarlamaanka
    Somalia

    Madaxweyne Deni oo hanbalyo udiray Gudoomiye ku xigeenka Labaad Ee Baarlamaanka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 29, 2022No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hambalyo u diray Guddoomiye Ku-xigeenka labaad ee loo doortay Golaha Shacabka JFS, Cabdullaahi Cumar Abshirow.

    โ€œHambalyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee loo doortay Golaha Shacabka JFS, Cabdullaahi Cumar Abshirow, waaxaan alle uga baryayaa in uu u fududeeyo masuuliyadda loo doortay.

    Waxaan boggaadinaya shaqada adag ee ay qabteen Guddoonka KMG ah ee Golaha Shacabka JFS, Guddiga Doorashadda iyo Xildhibaanada Golaha Shacabka iyo Ciidamada Amniga sugaya, waxaad u dhabar adeygteen oo labo maalin gudaneyseen waajibaad Qaran.

    Hadda waxaa inoo soo dhameystirmay Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka BJFS, waxaana inooga sii horeeyay Doorashada Guddoonka Aqalka Sare, alle ayaa mahadleh si wanaagsan inoogu soo dhameeyay, dalku maanta Hayโ€™addo sharci dejin oo sharciyad haysta oo dhameystiran ayuu yeeshay, waxaan inoo rajeynaya Doorashada Madaxweynaha JFS in ay si wanaagsan inoogu dhacdo.

    Hambalyo,โ€ Ayuu yiri Madaxweynaha Dowladda Puntland , Mudane Siciid Cabdullaahi Deni.

    DHAMMAAD

    XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    October 26, 2025

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    October 25, 2025

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    October 25, 2025
    Latest Posts

    Ajandaha kalfadhiga Baarlamaanka Puntland oo la ansixiyay

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    Palestinian agreed to hand over the administration of the Gaza

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    Madaxweyne Deni oo furay kalfadhiga 57-aad Ee golaha wakiilada Puntland

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.