Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoygiisa Muqdisho ku qaabilay Safiirka Sweden ee Soomaaliya Danjire Per LindgΓ€rde.

Sidoo kale Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoygiisa ku qaabilay Raβiisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda FDS Mudane Mahdi Guuleed.

Sidoo kale Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoygiisa Muqdisho ku qaabilay Safiirka Qadar ee Soomaaliya Hassan bin Hamza Hashem.

Sidoo kale Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoygiisa Muqdisho ku qaabilay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya Mehmet YΔ±lmaz.
