Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Madaxweyne Deni waxuu soo gaaray Magaalada Nayrobi saakay. Waftiga Madaxweynaha oo kasoo kicitimay Imaaraadka,waxaa qayb ka ahaa Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur. Sida la filayo Dabtida,ayuu Deni usoo gudbayaa Puntland. Jibril Qoobey.