Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Ku-simaha Qunsulka Itoobiya ee Puntland Axmed Idiris Zakiro.