Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Madaxweyne Deni oo si rasmi ufuray qorshaha 5-ta Sano Ee PL.
    Puntland

    Madaxweyne Deni oo si rasmi ufuray qorshaha 5-ta Sano Ee PL.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 18, 2024Updated:May 18, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Puntland,waxay soo bandhigtay Maanta qorshaheeda 5-ta Sano .

    Waa qorshe si weyn loosoo diyaariyay oo uqalma PL iyo mustaqbalkeeda horumarineed.

    BC,ayaa aad u amaantay ulana dhacday qorshaha 5-ta Sano ee PL,waxayna kaga qaybagalysa soo Aalada Zoom-ka.

    Fashilka Siyaasadeed ee Xasan Shiikh ku dhacay Maanta,wuxuu kusoo aaday PL oo soo bandhigaysa Maamul Wanaageeda iyo BC oo kala qaybgalaysa.

    Madaxweyne Deni oo furay,ayaa ka jeediyay khudbad qiimo badan oo dhinacyo kala duwan oo gudaha PL iyo dibada ka hadlaysa.

     

    Madaxweynaha Dowlada Puntland oo si rasmi ufuray qorshaha 5-ta Sano ee Puntland. pic.twitter.com/rplW9Yq9Nk

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) May 18, 2024

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.