Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Wafti reer Puntland ah oo uu hogaaminayo Madaxweyne Deni ayaa goor dhawayd udhoofay Baydhabo xarunta Kmg ah ee maamulka Koonfur-galbeed. Madaxweyne Deni,ayaa casuumad rasmi ah ka helay Madaxweyne Laftagareen.