Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Madaxweyne Deni “Tayaynta aan qaadanay ayeey kamid tahay in qofkii sharciga ku xadgudba lagu qaado wixii xeer ah”
    Puntland

    Madaxweyne Deni “Tayaynta aan qaadanay ayeey kamid tahay in qofkii sharciga ku xadgudba lagu qaado wixii xeer ah”

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 8, 2020No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni,  oo goor-dhaweyd jeediyay khudbad ku aadan sanad kaddib Doorashadiisii waxa u qabsoomay Xukuumadda uu hoggaamiyo ayaa ka hadlay arrimo ay kamid yihiin Xaalada guud ee Puntland,  arrimaha khilaafka Puntland iyo Dowladda Federaalka,  xariga Siyaasiyiinta iyo Odayaash dhaliilay xukuumadiisa, Hanaanka Dilmuquraadiyadda Puntland iyo arrimaha Xaduudaha.

    Madaxweyne Deni ayaa sheegay in Xukuumadiisu ay guulo waa weyn gaartay sanadkii tagay, isagoona sheegay in kor loo qaaday amniga, dhaqaalaha, adeegyada bulshada, sida Waxbarashada, Caafimaadka, korontada iyo Biyaha, isagoona tilmaamay in Xukuumadda uu hoggaamiyo ay fulisay mashaariic balaaran.

    Madaxweynaha Dowladda Puntland oo ka hadlayay dhaliilaha loo jeediyo Xukuumadda uu hoggaamiyo  iyo sida ay uga jawaabto ayaa yiri  “Waa run Dowladaan In lagu xanto ineysan dhaliisha Jecleyn Laakiin Tayaynta aan qaadanay ayeey kamid tahay in qofkii sharciga ku xadgudba lagu qaado wixii xeer ah”

    Waxaa uu sheegay inay Dowladda Puntland ay soo martay marxalado kala duwan ayna u muuqato in dadku waxay doonaan ku hadlaan balse maanta la joogo wakhtigii ka taabo galin kahaa sareynta sharciga uusana qofku ku kicin wax dhibaateynaya Dowladnimada Puntland.

    Ugu dambeyntii, Madaxweyne Dr. Siciid C/llaahi Deni ayaa ugu baaqay inay ilaaliyaan Hanaanka Dowladnimo iyo Midnimada Puntland, waxaana uu sheegay in aysan Xukuumadiisu aqbalayn in lagu tunto shuruudka Dalka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.