Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Madaxweyne Gaas oo Hanbalyeeyay Ciidamada Difaaca PL
    Puntland

    Madaxweyne Gaas oo Hanbalyeeyay Ciidamada Difaaca PL

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 24, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Gaas,wuxuu bogaadin usoo diray Ciidamada Difaaca Puntland ee ku jira hawlgalka sifaynta argagixisada Calmiskaad.

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2025/03/AQPwwMRwJKJWyUCx8Nx3TY3rHBCSSaXr07_meRfRypdruGYSi89BIrKPSkgP3IgsJSG5dStcxXwYpbVF8imn1QOh.mp4

    Mudo xileedkiisii hogaaminta PL,waxa uu la diriray argagixisada Daacish iyo AS,isagoo ku kala jabiyay Gobollada Bari,Nugaal iyo Mudug.

    Mudadii uu xilka hayay PL Madaxweyne Gaas,wuxuu galay Afar dagaal oo waa weynaa,kuwaasoo uu ku difaacayay xuduudaha iyo amniga PL….

    1.Dagaalkii Mudug ee Galmudug.
    2.Dagaalkii Sool ee SL.
    3.Dagaalkii Suuj iyo Garmaal ee AS.
    4.Dagaalkii Qandala ee Daacish.

    Dhamaan dagaalladaas,waxa uu ka keenay guul.

    Sidoo kale mudadii uu ahaa RW JFS,wuxuu Xamar ka sifeeyay argagixisada AS.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.