Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Gaas oo qasriga madaxtooyada ku qaabilay madaxii UNDP Puntland
    Somalia

    Madaxweyne Gaas oo qasriga madaxtooyada ku qaabilay madaxii UNDP Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 4, 2018No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 04 july 2018 waxaa uu xafiiskiisa ku sagootiyey madaxa UNFPA Puntland mudane Bakhtior Kadirov, kadib markii loo bedaley dalka Bakistan.

    Hay’adda UNPFA ayaa Puntland shaqoyin baaxad leh ka fulisa sida, daryeelka Hooyada iyo dhalaanka, taageerada Hospitalada shaybaarka DNA iyo shaqooyin kaloo farabadan oo muhiim ah.

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Hay’adda UNFPA iyo mudane Bakhtior Kadirov ku ammaanay ugana mahad celiyay Shaqada wanaagsan ee ay dalka ka fuliyeen intii uu xafiiska UNFPA madaxda ka ahaa Mudane Bakhtior, isla mar’ahaantaana madaxwaynayaa ayaa sheegay inuu u rajaynayo masuulkan xafiiska baneeyey mustaqbal wanagsan.

    Sidoo kale Madaxa Hay’ada UNFPA Puntland Bakhtior Kadirov ayaa Dawladda Puntland uga mahad celiyey sida wanaagsan ee loogu soo dhaweeyey Puntland intii uu ku sugnaana, sidoo kalena sheegay in wada shaqayn wanaagsan uu lalahaa madaxda Dawladda Puntlnad iyo shacabkeeda.

    Ugu danbayn, Madaxweynha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shahaado sharaf gudoonsiiyey marwo Baxsan Siciid oo ka mid ah hawlwadeenada xafiiska UNFPA iyo Madaxa Hay’ada UNPFA mudane Bakhtior Kadirov oo soo gebagebeeyey xili hawleedkiisii uu ku Joogay Puntlnad.

    =DHAMMAAD=
    XAFIISKA WARFAAFINTA, WACYI- GELINTA HIDDAHA IYO DHAQANKA EE MADAXTOOYADA DAWLADDA PUNTLAND
    .

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    October 26, 2025

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    October 25, 2025

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    October 25, 2025
    Latest Posts

    Ajandaha kalfadhiga Baarlamaanka Puntland oo la ansixiyay

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    Palestinian agreed to hand over the administration of the Gaza

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    Madaxweyne Deni oo furay kalfadhiga 57-aad Ee golaha wakiilada Puntland

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐬𝐢 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐝𝐡𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐍𝐚𝐛𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐁𝐞𝐞𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.