Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»M.xigeenka PL oo daah-furay Shirweynaha shaqa abuurka dhalinyarada.
    Puntland

    M.xigeenka PL oo daah-furay Shirweynaha shaqa abuurka dhalinyarada.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 20, 2024Updated:April 20, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garoowe: 20 April 2024: Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor ayaa daah-furay Shirweynaha shaqa abuurka dhalinyarada Puntland.

    Shirkan oo soconaya mudo labo casho ah ayna soo qaban qaabiyeen Wasaarada Shaqada iyo Shaqaalaha iyo Wasaarada dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Puntland ayaa diirada lagu saarayaa mudada uu socdo shaqo abuurka dhallinyarada iyo sidii xal waara loogu heli lahaa shaqo la’aanta.

    Kulanka waxa ka qayb galay masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha dowlada, Hay’addo Caalamiya, Ururada bulshada iyo marti sharaf kale.

    -DHAMMAAD-

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.