Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Madaxweyne xigeenka Puntland oo kulamo kawada Jarmalka
    Puntland

    Madaxweyne xigeenka Puntland oo kulamo kawada Jarmalka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 14, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne ku Xigeenka Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor iyo weftigii uu hogaaminayey oo ku sugan dalka Jarmalka,ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Xubno ka mid ah Baarlamaanka Dowlad goboleedka Nordrhein-Westfalens ee dalka Jarmalka.

    Kulanka ayaa looga hadlay sidii loo adkeyn lahaa Iskaashiga labada Maamul iyo Mataanaynta Puntland iyo Nordrhein-Westfalens.

    Xiriirka Puntland iyo Dowlad goboleedka Nordrhein-Westfalens ee dalka Jarmalka ayaa soo bilowday kadib markii September 2024 Madaxweyne Ku-xigeenka iyo wefti uu hogaaminayey ay safar shaqo ku yimaadeen dalka Jarmalka.

    Safarka waxa Madaxweyne Ku-xigeenka ku weheliya Wasiir Ku-xigeenka Qorshaynta Dowladda Puntland Maxamed Xasan Ibraahim, Senator Samiira Maxamuud iyo Madaxa La-Socodka Mashaariicda iyo Hawl-Fulinta Dowladda Puntland Mawlid Bashir Axmed.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.