Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maku haboon tahay in la badalo xigan Gudoomiyaha Gobolka Mudug?
    Puntland

    Maku haboon tahay in la badalo xigan Gudoomiyaha Gobolka Mudug?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 3, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Gudoomiyaha Gobolka Mudug in la badalo,waxaa kaga haboonaan lahaa Madaxa Maaliyada Gobolka hadii laga eegayo awood qaybsiga.

    Gudoomite Faysal kuma xuma shaqadiisa ah door Odaytinimo oo MW uu ku matalayo Gobolka.

    Gudoomiyayaashii soo maray Gobolka ee isxigxigay Faysal waa ka macno badan yahay xaqiiqdii.

    Madaxa Maaliyada iyo Gudoomiyaha,waxaa Gobolka macno uleh Gudoomiyaha hadii Beel ahaan laga fiirinayo.

    Madaxa Maaliyada in Beelaha kale ee Gobolka la siiyo,ayay ku haboon tahay.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.