Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta ee Dowladda Puntland Cabdullaahi Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb-galay kulan lagu soo bandhigayay Manhajka dugsiyadda hoose ee Puntland oo Garoowe lagu qabtay.