Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maraykanka Daraasiin Shabaab ah ku laayay Hiiraan
    Somalia

    Maraykanka Daraasiin Shabaab ah ku laayay Hiiraan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 22, 2022No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidamada Mareykanka ayaa 18-kii September ku dilay 27 dagaalyahan oo ka tirsan Al-Shabaab weerar cirka ah xilli ay dagaal kula jireen ciidamada dowladda Soomaaliya, sida uu sheegay militariga Mareykanka Arbacadii.

    Duqeyntan ayaa laga fuliyay deegaan ku dhow degmada Buulo-burde, iyadoo ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ay wadeen howlgal lagu beegsanayo ciidamada maleeshiyada Al-Shabaab ee ku sugan gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya, sida lagu sheegay war ka soo baxay taliska Mareykanka ee Afrika.

    “Qiimaynta hordhaca ah ee taliska ayaa ah in weerarka lagu dilay 27 ka tirsan argagixisada Al-Shabaab, mana jirto dad rayid ah oo waxyeello kasoo gaartay,” ayaa lagu yiri warsaxaafadeedkan, kaas oo ku tilmaantay weerarkan mid is-difaac ah.

    “Ururada xagjirka ah ee rabshadaha wada sida Al-Shabaab waxay u taagan yihiin khataro mustaqbalka fog ku ah danaha Soomaaliya, gobolka iyo Mareykanka,” ayaa lagu yiri bayaanka.

    Taliska Afrika ee Mareykanka ayaa ku tilmaamay weerarka socda kii ugu ballaarnaa muddo shan sano ah oo ay fuliyaan ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM.

    Bayaankan ayaa sidoo kale lagu sheegay in duqeynta Mareykanka lagu fuliyay “codsi ka yimid” dowladda Soomaaliya.

    AFP.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    December 20, 2025

    Faallo:-Yaa iska leh Eeda in ay Soomaaliya soo kaban waydo 30-sano kadib?

    December 20, 2025

    Faallo:-Maamulada Koonfurta oo diiday qaaraan loo waydiiyay Laascaanood

    December 20, 2025
    Latest Posts

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    Faallo:-Yaa iska leh Eeda in ay Soomaaliya soo kaban waydo 30-sano kadib?

    Faallo:-Maamulada Koonfurta oo diiday qaaraan loo waydiiyay Laascaanood

    Maxaa ka jira saraakiil reer PL ah in ay Xamar ubaxsadeen?

    Wararkii udanbeeyay ee shirweynaha magaalada Kismaayo

    Wararkii udanbeeyay Ee Shirka Kismaayo?

    The One-Sided and Disputed Election Process Led by Villa Somalia Threatens Somalia’s Stability and State-Building Efforts

    Somali Identity, Race, and the Limits of Western Racial Frameworks

    Yaa ka hor istaagay Farmaajo kasoo qaybgalka Shirka Kismaayo?

    Booliska PL oo gacanta ku dhigay Nin dilay Hooyadii iyo Xaaskiisa

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.