Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maraykanka iyo Ingiriiska oo kaga hor yimid dhismaha New JL
    Puntland

    Maraykanka iyo Ingiriiska oo kaga hor yimid dhismaha New JL

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 27, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maraykanka iyo Ingiriiska,ayaa ku diiday Xasan Shiikh dhismaha waxa loogu yeero “New JL”.

    Culayska ugu badan,wuxuu ka yimid markii la ogaaday ku dhawaad 300 oo xubno AS ah in ay ugudbeen dhanka Kenya oo ay gaareen ilaa Nayrobi.

    Sida xoguhu sheegayaan Xasan fulinta amarkaas,ayuu ku dhaqaaqay,wuxuuna amray in la hakiyo dhaqdhaqaaqyadii socday.

    Mw Axmed,wuxuu jooga Kenya,isagoo kulamo kula leh Madaxda Dalkaas iyo kuwa Itoobiya,kadibna,wuxuu usii gudbayaa Imaaraadka oo ay ku kulmayaan Mw Deni.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.