Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maraykanka iyo PL oo Qodobo muhiim ah ku heshiiyay
    Puntland

    Maraykanka iyo PL oo Qodobo muhiim ah ku heshiiyay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 20, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Puntland iyo Maraykanku si hoose ayay uwada hadleen,waxayna Labada dhinac isku heleen wakhti fiican.

    Kulankii Maalinlaha,waxaa xigay Casho dhawr Saac lawada joogay oo la sheekaystay,waxaana kasoo qaybgalay dhamaan qaybaha Safaarada Maraykanka….

    1.Qaybta Siyaasada.
    2.Qaybta Amaanka.
    3.Qaybta Wardoonka.

    Maraykanku,waxa uu ballanqaaday in uu si dhow ula Shaqaynayo PL kana garabsiinayo la dagaallanka argagixisada oo hay’adaha amaanka taageerayo.

    Si gaar ah hawlgalka qorshaysan ee la dagaalanka Daacish,waxa uu Maraykanku xaqiijiyay in uu qayb ka noqonayo.

    Mudo isfahan yari ka dhex jirtay PL iyo Maraykanka ugu danbayn,waxaa la gaaray isfahan buuxa iyo isku soo dhawaansho weyn.

    La fariisiga Maraykanku la fariistay PL,wuxuu tilmaan siinayaa dhamaan Dowladaha daneeya Somaliya.

    Kulankaas PL waxa uu ahaa (Fursad Diblomaasi oo Dahabiya).

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.