Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maraykanka iyo PL oo si weyn iska kaashanaya dagaalka argagixisada
    Puntland

    Maraykanka iyo PL oo si weyn iska kaashanaya dagaalka argagixisada

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 3, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Taliska Afrcom oo imaanaya Bosaso,waxay Xarun ku meelgaar ah ka heli doonaan Garoonka Diyaaradaha Bosaso.

    Xaruntaas,waxay ka hagi doonaan Duqaymaha iyo la socodka awooda Argagixisada Labada Buurood.

    Taliska Africom Qaybta ka hawlgalaysa Garoonka Bosaso,waa Ciidan gaar ah loo agaasimay weerarada Argagixisada.

    Ciidankaas,waxa uu ku hubaysan yahay Maraakiib dagaal oo Badda ah iyo Ciidanka gaar ka ah ee Cirka.

    Sidoo kale,waxaa Qayb ka ah hogaamo kale oo Dowladda PL kala shaqayn doona Sirdoonka iyo howlgelinta Dhulka.

    Dhanka PL,waxaa xogta iyo Sirdoonka la hawlgalaya Hay’ada Sirdoonka PL ee PISA,halka Dhulka iyo hawlgallada gaarka ah ay la hawlgalayaan Urur Madaxtooyada ah oo si gaar ah loo tababaray.

    PL oo kaashanaysa BC,waxay qaadaysaa hawlgal baaxad leh oo la dagaallanka argagixisada ah oo Labada Buurood ku wajahan.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.