Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maraykanka iyo Quwadaha kale oo uweeciyay taageeradoodii Puntland
    Puntland

    Maraykanka iyo Quwadaha kale oo uweeciyay taageeradoodii Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 9, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa dhab,Dowlada Maraykanka iyo Caalamka kalaba,waa kala laabteen kalsoonidii Dowlada DFS ee haysata aqoonsiga QM.

    Si gaar ah dagaalka argagixisada caalamku Xasan,waa ku maalgeliyay oo si weyn,ayaa loo garab siiyay.

    Balse nasiibdaro Xasan si khaldan,ayuu u isticmaalay Dhaqaalihii iyo Saadkii lagu siiyay dagaalkii argagixisada,markii danbana si cad,ayuu uga baxay oo ugu mashquulay Dhulka Xamar.

    Niyad jabkaas,waxa uu keenay in BC ay ka wareegto DFS,isla markaana joojiso taageeradii ay siinaysay.

    Maraykanku,waxa uu jihaystay garab istaaga PL iyo JL ee dagaalka argagixisada,waxaana miro dhal deg-deg ah dhaliyay dagaalkii PL ee argagixisada.

    Guulaha Ciidamada PL ka gaareen furimaha dagaalka iyo Ajaanibka tirada badan ee ay laayeen,waxay abuurtay in Caalamka oo idil kusoo jeesto PL.

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2025/02/DemnNtnmQaz66Xls.mp4

    “Matt Bryden, a Somalia analyst and co-founder of the Sahan Research think tank, said the Trump administration, some of whose members have publicly derided the Mogadishu government as weak, might look to boost direct security cooperation with local authorities like Puntland to fight IS and al Shabaab”.

    “There’s already a recognition that the federal government of Somalia is no longer really a credible partner in fighting against armed extremist groups,” he said.

    Source:-Reuters.https://reut.rs/4htTcWQ.

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2025/02/VID-20250207-WA0017-1.mp4

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    March 26, 2026

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.