Dowlada Maraykanka,ayaa bogaadisay Doorashada Qof iyo Cod ee Puntland.
PL,waxay utahay dhiirigelin iyo garab istaag bogaadinta Maraykanka hormuudka u ah Dimuqraadiyada Caalamka ah.
Sidaanoo kale,waxaa bogaadiyay Doorashada Qof iyo Cod ee Golayaasha Deegaanka PL dhamaan BC oo ay ugu horayso QM.
PL,waxay samaysay taariikh iyo hiigsigii Bulshadeeda.