Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maraykanka oo dhisaya Ciidamada PISF Ee Puntland
    Puntland

    Maraykanka oo dhisaya Ciidamada PISF Ee Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 26, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Weftigii Milleteri ee Maraykanka ahaa 1:40 Daqiiqo ayay ka duuleen Bosaso oo ay Xalay ku hoydeen.

    Booqashadooda oo ahayd mid Shaqo oo ay ku qiimaynayeen…..

    1.Dib ubilaabida Wada Shaqayntii Maraykanka iyo PL ee la dagaallanka argagixisada.

    2.Qiimaynta Ciidanka PISF ee la hawlgalaya.

    3.Qiimaynta Saldhig ay ka dhisanayaan Duleedka Garoonka Diyaaradaha Bosaso.

    Maxaa laysla qaatay?

    B.In Ciidanka PISF oo haatan dhan 480-Askari loo Magacaabo Agaasime PL iyo Maraykanku kuwada qanacsan yihiin.

    T.In Ciidanka Mushahaarkooda,Qalabkooda iyo tababarkooda Maraykanku taageerayo.

    J.In Dhismaha Saldhiga Maraykanka deg-deg loo bilaabo.

    X.In Ciidanka PISF ay si rasmi ah uyihiin kuwa la hawlgalaya Taliska Africom.

    Ciidanka PISF oo horay looga qaaday Aamiin Xaaji Khayr,ayaa m,waxay kala joogaan Saldhigyada Qandala,Daruuraha iyo Jaamacada,waana Ciidan dhisan,Qalabaysan oo tababaran.

    Waxaa kaloo xusid mudan in Wefti ka socda Sirdoonka iyo Milleteriga UK ay kasoo horeeyeen kuwa Maraykanka.

    Sida ay ii xaqiijiyeen Labada dhinac isfahan weyn ayay wada gaareen PL iyo Maraykanka,waxaana muuqata PL in ay uheshay Barnaamijkeeda la dagaallanka argagixisada taaageero ballaaran.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.