Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Taliska ciidamada Mareykanka ee Africa (AFRICOM),ayaa shaaca ka qaaday inay laba duqeymood ka fuliyeen magaalada Jilib ee gobolka Jubbada dhexe maanta, kuwaas oo lala beegsaday khubarro Al-Shabaab u qaabilsaneyd qaraxyada.