Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Xaalada amaan ee dalka Itoobiya ayaa sii xumaanaysa. Safaaradda Maraykanku waxay ku boorinaysaa Muwaadiniinta Mareykanka ah ee ku sugan Itoobiya in ay hadda ka baxaan,iyagoo isticmaalaya duulimaadyada Ganacsi.