Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maraykanka oo ka hor istaagay MW PL tagidiisii Adis-ababa
    Puntland

    Maraykanka oo ka hor istaagay MW PL tagidiisii Adis-ababa

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 4, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maraykanku,waxay PL usheegeen Sadex Qodob oo kala ah….

    1.In casuumada uga timid Abiy aysan ka jawaab celin oo aysan aadin Adis-ababa.

    2.In aysan qaadin Wadada SL qaaday ee goosashada.

    3.In ay aqbalaan wada hadal dhexmara PL iyo DFS.

    Maraykanku,wuxuu kaloo usheegay PL in ay Somaliya gelin doonaan $1Bilyan oo ay PL ka heli doonto ugu yaraan $400 Milyan.

    “Anigu,waa ku cusbahay Somaliya lkn warbixinta iyo xogta laygu wareejiyay,waxay leedahay in PL tahay miisaanka Siyaasada,dheelitiraha Dowlada Dhexe iyo Maamulka ugu awooda badan Maamulada Somaliya marka waa noo muhiim”.Ayuu yori Safiirka Maraykanka.

    Maraykanku ma rabo in Somaliya ay kala tagto ama lakala jaro,taa badalkeeda waxa uu si adag ugu dhagan yahay in ay wada Shaqeeyaan DFS iyo Dowladaha Xubnaha ka ah shuruud la’aan.

    Dhawaan,waxaa imaanaya Somaliya Wasiirka Gaashaandhiga Maraykanka,taasoo muujinaysa heerka ay gaarsiisan tahay danayntiisa Somaliya.

    Arimaha fursadaha siiyay Somaliya,waxaa ugu weyn Abiy iyo hogaamintiisa Itoobiya oo baalmartay sidii uu rabay Maraykanku iyo Ruto oo noqon waayay Wakiil Galbeedka ah oo karti uleh fulinta Shaqooyinka loo diray.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.