Qoraal kasoo baxay Safaarada Mareykanka ee Somaliya,ayaa looga dalbaday in madaxda Somalida ay ka dhabeeyaan ballan-qaadkoodii ahaa in doorashada Golaha Shacabka lagu soo gaba-gabeeyo 25-ka bishan,si lagu kalsoonaan karo oo daah-furan.

βDowladda Mareykanka waxay la xisaabtami doontaa ciddii carqalad ku keenta ama carqaladeysa hanaanka doorashooyinka,β,Ayaa lagu yiri qoraalka Safaarada Mareykanka ee Somaliya.

