Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maraykanka oo Puntland ka hor taagan in ay ka go’do Somaliya inteeda kale
    Puntland

    Maraykanka oo Puntland ka hor taagan in ay ka go’do Somaliya inteeda kale

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 12, 2025Updated:July 12, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Si Mw Faroole looga leexiyo Wadada goosashada,waxay Dowlada Maraykanku uleexisay Geeddi-socodkii Dastuurka ee la dhamaystiray 1’dii August 2012 ee KMG looga baxay.

    Waxaa xarun looga dhigay Garowe si Faroole ugu sii xirnaado Federaalka.

    ” Faroole waa muhiim in qaab lala taacamilo si aysan uxoogaysan ujanjeeridiisa goosasho in Puntland Dal madax bannaan noqoto”Ayuu yiri Safiirkii awooda badnaa ee Maraykanka ufadhiyi jiray Kenya xilligaas.

    Maraykanku,wuxuu Garowe ugeeyay Dastuurka ka hortagid goosashada Puntland.

    Markale,ayuu Maraykanku PL qancinayaa,isagoo ka hortagaya in PL goosato xiligan Deni hogaaminayo,wuxuuna ka taageeray….

    1. Dagaalka argagixisada.
    2. Mashaariicda horumarineed.

    “Godka goosashada ee SL ay gashay in aad ku dhacdaan ma rabno ee sii haysta doorkiina dowlad dhiska Somaliya,Anaguna,waan idinla haynaynaa Amniga iyo horumarinta”Ayuu ku yiri PL Safiirka miisaanka culus ee xilligan Maraykanka ujooga Somaliya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.