Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi ayaa xariga ka jaray wejiga koowaad ee mashruuca maareeynta Daadka ee degmada Qardho, oo ah qorshe xal loogu sameeyay Biyaha Magaalada soo gala xiliyada Roobka.
Madaxweynaha,ayaa kormeeray Toga Biyuhu maraan iyo Janbiyada loo sameeyay.
Halkan ja daawo muuqaalka