Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynayaasha Dowladaha xubnaha ka ah DFS ayaa 27-May ku gaaray magaaladda Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya heshiiska hirgalinta doorashooyinka Dalka. Hadaba maxaa ka furay heshiiskaas 30 berri kaddib.